Dowladda Ingiriiska oo Soomaaliya Ugu Deeqday $55 million dollar

0

Xoghayaha arimaha dibada Ingiriiska, James Cleverly ayaa sheegay in dalkisa uu sanadkan bixineyo in ka badan $55 million dollar oo gargaar ah, si dadka Soomaaliyeed uga taageeraan cunto, biyo iyo daryeel caafimaad.

Dowladda Britain ayaa sidoo kale sheegtay in ay dowladda Soomaliya ka taageerayso sidii Al-shabaab dalka looga xorayn lahaa, iyadoo bogaadisay hawlgallada socda ee lagu cirib tirayo shabaab.

Dowladda ingiriiska ayaa kamid ah Dowladaha Taageera Soomaaliya,waxayna ka caawisaa Tawabara Ciidamadda iyo kabka Miisaaniyadda.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here