Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (General Xijaar) ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u magacaabay G/le Sare Mahdi Cumar Muumin.
Taliyaha cusub ee la magacaabay ayaa badalaya Allaha Unaxariistee Farxaan Qaroole oo dhawaan lagu dlay Qarax ka dhacay Deegaanka Basro.

