Daafaca kooxda arsenal Per Mertesacker ayaa dib ugu soo laabtay kooxdiisa kulanka ay la ciyaari doonaan goor dhow kooxda Leicester City waxaan qeybta daafaca laga saaray Gabriel Paulista oo dhaawac uu soo gaaray.
Francis Coquelin ayaa dib ugu soo laabtay kooxda arsenal isagoona ka badalay qeybta dhexe laacibka heerka caalami ee xulka dalka France ee Mathieu Flamini, halka weeraryahanka xulka dalka ingiriiska Danny Welbeck losoo soo xushtay qeybta keydka.
Arsenal team: Cech; Bellerin, Mertersacker, Koscielny, Monreal; Coquelin, Ramsey; Oxlade-Chamberlain, Ozil, Alexis; Giroud. Subs: Ospina, Chambers, Flamini, Elneny, Campbell, Walcott, Welbeck.
Leicester team: Schmeichel; Simpson, Morgan, Huth, Fuchs; Mahrez, Kanté, Drinkwater, Albrighton; Okazaki, Vardy. Subs: Subs: Schwarzer, King, Gray, Ulloa, Dyer, Wasilewski, Chilwell.

