Mareykanka oo Soo Dhaweeyay Meelmarinta Golaha Wasiiradda Soomaaliya

0

Mareykanka oo soo dhaweeyay ansixinta Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Safaaradda mareykanka ee Magaaladda muqdisho ayaa Golaha Shacabka loogu hambalyeeyay ansixinta Golaha Wasiiradda Cusub.

“Waxaan ugu hambalyeyneynaa madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre anixinta golaha wasiirada. Mareykanku waxa uu aad u danaynayaa inuu sii wadno ka qaybgalkayaga taageerida soo noolaynta Soomaaliya” ayaa lagu yiri qoraal rasmi ah oo lagu daabacay Twitter-ka safaaradda Mareykanka ee Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here