Aadan Madoobe oo La Kulmay Xildhibaanadda Digil iyo Mirifle,Kalana Hadlay Arinta Golaha Wasiiradda

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo xalay la kulmay Xildhibaannada iyo Senatarada Koofur Galbeed iyo Xubnaha Jubbaland laga soo doorto ee ka soo jeeda D&M ayaa kala hadlay sidii Golaha Wasiirada ee la soo magacaabi doono loo garab istaagi lahaa.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa u sheegay in xubno ka mid ah Xildhibaannada ay ka mid noqonayaan Golaha Wasiirada ee la soo magacaabayo, waxaana uu ka codsaday inta kale ee aan nasiibka u yeelanin ka mid noqoshada Golaha Wasiirada inay la shaqeeyaan saaxibadood.

Ra’iisul wasaare Xamse ayaa ku guda jira latashiyadii u danbeysay ee magacaabista wasiiradiisa oo tiradooda la filayo iney noqdaan 30 wasiir, xogana ay tilmaamaya in 22-ka ilaa 25-la bishan uu ku soo saari doono liiska golihiosa wasiirada ee cusub oo u badnaan doona xildhivaanada golaha shacabka iyo saaxiibadda madaxweyne Xasan Sheekh.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here