Real Madrid oo Xiiseenaysa Xidiga kooxda  Atletico Madrid Antoine Griezmann

0

Kooxda Real Madrid ayaa dalab ka Gudbisay xidiga qadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann kasoo soo jiitay indhaha Taageeryaasha kooxda Blancos

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka France ayaa 5-goal u dhaliyay kooxdiisa 9-kulan uu kasoo muuqday kooxdiisa xili ciyaareedkaan Bilowday waana Bandhigiisa ugu wanaagsan laacibka reer France

Majalada talkSPORT ayaa heshay wararka ku aadna in kooxda Real Madrid ay xiiseenayso weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here