Wesley Sneijder : Qaladka Anaga ayaa leh Ma lahan Macalin Danny Blind

0

Kaptanka xulka dalka Holland Wesley Sneijder ayaa sheegay in xulka dalka Holland ay Yihiin kuwa iyaga ku Guuldareystay usoo bixitaanka ciyaaraha Uero 2015 qaladkana uusan laheyn macalin Danny Blind

Xulkii dhawaan ku dhameystay Kaalinta 3-ciyaarihii koobka aduunka ee lagu qabtay dala Brazil ayaa xalay ku guul dareystay in ay usoo baxaan ciyaaraha uero 2016 oo sanadka 2016 lagu qaban doono dalka France

Kadib markii ay soo dhamaatay ciyaarta ayuu sheegay xidigii Hore ee kooxda Inter Milan Wesley Sneijder in qaladka ay lahaayeen ciyaartooda Xulka dalka Holland macalin Danny Blind uu u qalmo sii joogista shaqada Holland

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here