Wararka Ra’iisul Wasaaraha XFS Rooble oo Magacaabay Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha By Radio Simba - Mayıs 31, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan lagu qaban doono Muqdisho.