Xasan Shiikh oo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame u Magacaabay Xil

0

Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaweyd guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame u magacaabay xil.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa loo magacaabay in uu noqdo ergayga gaarka ah ee dowladda Soomaaliya u qaabilsan arrimaha abaaraha iyo Bini aadannimada.

Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame ayaa Ka mid ahaa musharaxinti u tartameysay xilka madaxweynanimada Soomaaliya ee doorashadiisa lagu qabray teendhada Afisyooni 15-kii bishan May.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here