Guddoonka Golaha Shacabka oo Magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka guud ee golaha ayaa magacaabay sideed ka mid ah guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka kooban 10-xubnood ay magacyadooda kala yihiin.
1 Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamed.
2 Xildhibaan Cali Xaaji Daahir.
3 Xildhibaan Nuur Mustafmukhtaar.
4 Xildhibaan Beerey.
5 Xildhibaan Maxamed Ibrahim Mucalimuu.
6 Xildhibaan Maxamed Caananuug.
7 Xildhibaan Cumar yuusuf.
8 Xildhibaan Fardowsa Maxamed Cigaal.
Waxaana guddomiyaha golaha Shacabka uu sheegay in sedaxda xubnood kale ee dhiman saacadaha soo socda lagu soo dari doono.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here