Doorashada Lix Kursi oo Maanta Lagu Qabanayo Magaaladda Baydhabo

0

Magaaladda baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,waxaa maanta lagu qabanayaa doorashadda lix kursi oo kamid ah golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kuraasta maanta lagu dooranayo magaaladda Baydhabo ayaa kala ah Hop-261, Hop-167, Hop-099, Hop-186, Hop-168, Hop-077.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here