Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay Guddiga xulista 5 kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaaladda Gaalkacyo oo horey loo shaaciyey iyo jadwalka qabashada Doorashada.
Kuraasta maanta doorashadooda la qabanaayo ayaa kala ah Hop001, Hop013 HOP101,Hop 017, HOP60,sida Guddiga ay shaaciyeen.


