Wararka Puntland Oo Shaacisay Magacyadda Musharaxiinta 16-Kursi Boosaaso Taalo By Radio Simba - Mart 4, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga doorashada Puntland ayaa shaaciyay magacyada musharaxiinta ku tartamaysa 16 kursi oo doorashadooda lagu qabanayo magaalada Boosaaso. Doorashadda Kuraastaan ayaa Magaaladda Boosaaso ka dhacaysa 5 iyo 6 Bisha Maarso.