Akhriso:-Koonfur Galbeed Oo Shaacisay Qabashada Doorashada 6 Kursi

0

Guddiga doorashada koonfur galbeed ayaa waxay shaacisay doorashada lix 6 kursi oo ka dhaceysa magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kuraasta la shaaciyay waxaa mid kamid ah sanadkaan doonayo in uu kusoo baxo Madaxweynihii Hore ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh aadan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here