Maamulka Hir-shabeelle ayaa shaaciyay Magacyadda Guddiga Xulista ergada saddex kursi oo ka mid ah kuraasta doorashadooda tahay Beledweyne.
Doorashadda kuraantaan ayaa dhawaan lagu qaban doonaa Magaaladda Beledweyne ee Gobolka hiiraan.
Saddexdan kursi ee la shaaciyay ayaa kala ah Hop#109,Hop#074 iyo Hop#008.
Kuraastan ayaa waxaa hore ugu fadhiyay afartii sano ee la soo dhaafay Hop#109 Cabdifatax Qaasim Maxamuud Hop#074 Cabdulaahi Colaad Rooble Hop#008 Xuseen Cabdi Cilmi.


