Taliyihii booliska Beledweyne oo Kau Dhintay Dagaal Ka Dhacay Magaaladd

0

Taliyihii Saldhiga Booliska Magaalada Beladweyne laba Xidigle Max’ed Xuseen Max’uud (Duur-jooge) ayaa goordhow ku geeriyooday iska horimaad ka dhacay Magaalada Beledweyne.

Iska horimaadka ayaa bilowday kadib markii ciidamada Haramcad iyo booliska Hirshabelle ay isku fara saareen afaafka hore ee saldhiga magaaladaas.

Ilaa haatan khasaaraha lasoo wariyay ayaa lagu sheegay dhimashadda Taliyaha saldhiga Booliska Beledweyne.

Xaalada Magaaladda Beledweyne ayaa kacsan waxaa la maqlayaa rasaas.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here