Guddiga Doorashooyinka Heer Dowladd goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay Ergadda soo xulaysa kursi kamid ah golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Galmudug ayaa lagu sheegay in kursiga hop61 ay soo xulayaa 3-nabadoon iyo 2 Ururadda bulshada rayidka ah.
Doorashada kursigaan ayaa ka dhacaysa Magaaladda Dhuusa-mareeb Taariikhda marka ay tahay 3-bishaan February.


