Wararka Akhriso:-Galmudug oo Shaacisay Ergada Doorashada 3 Kursi By Radio Simba - Şubat 1, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladd Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada 3 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Magaalada Dhuusamareeb.