Puntland Oo Shaacisay Guddiga Xulista Ergada 6 Kursi Oo Lagu Dooranayo Garowe

0

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Magaaladda Garoowe.

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Dowladd Goboleed ee Puntland ayaa sheegay in doorashadda lixda kursi ay ka dhici doonto Magaaladda garoowe.

“Shaacinta odayaasha iyo xubnaha Bulshada Rayidka ah Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland oo fulinaya waa jibaadka qaran iyo heshiisyadii madasha qaran.sidoo kale raacaya habraacyadii doorashada 2021-2022 wuxuu halkan ku soo gudbinayaa liiska Guddiga Xulista  Ergooyinka kuraasta Golaha Shacabka ah.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here