Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladd Goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada iyo jadwalka Doorashada hal kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Magaalada Dhuusamareeb.
Qoraal kasoo baxay gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Daahir Guuleed ayaa lagu sheegay doorashadda kursigaan ay dhici doonto,3-da bisha February 2022.


