Guddiga Doorashada SL Oo Soo Saaray Jadwalka Doorashadda 8 Kursi  

0

Guddiga Maamulka doorashada Xildhibaanada Somaliland ayaa soo saaray jadwalka doorashada 8 ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka.

Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha guddiga doorashadda Somaliland khaddar Xariir Xuseen  ayaa lagu sheegay in 8-kursi dhawaan la dooran doono.

Kuraasta la shaaciyay ayaa tirsigooda waxa ay kala yihiin

1-HOP#270. Zakariye Xuseen Caarre

2-HOP#271. C/man Maxamuud Caateye

3-HOP#218. Cabdow Maax Faarax

4-HOP#226. Maryan Maxamuud Ciise

5-HOP#269. Maxamed C/hi Kaamil

6-HOP#268. Maxamed Cali Xaggaa

7-HOP#267. Seynab Maxamed Caamir

8-HOP#236. Cadnaan Cismaan Cilmi “Boqore”

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here