Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowladd Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah 1-HOP 139. 2-HOP 055. 3-HOP051. 4-HOP 049. 5-HOP 012.
