Wararka Jubbland oo Shaacisay Jadwalka Qabashada Doorashada 3 Kursi By Radio Simba - Ocak 20, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa soo gudbiyay jadwalka qabashada doorashada 3 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee Jubbaland.