Jubba-land oo Shaacisay Jadwalka Qabashada Doorashada 6-kursi

0

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowladd Goboleed ee Jubaland SEIT 2020-2022  ayaa soo bandhigay jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo kamid ah 14-kii kursi ee la shaaciyay 13/12/2021.

Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in doorashadda 14-kursi ay ka dhici doonto Magaaladda kismaayo taariikhda marka ay tahay 22-25 bishaan January.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here