Golaha Midowga Musharraxiinta wuxuu uga mahadcelinayaa Golaha Bulshada Banaadir (GBB) aqbalka codsigii kaga yimid Odayaasha Dhaqanka Muqdisho iyo Midowga Murashaxiinta ee ahaa in dib loo dhigo mudaaharaadkii uu GBB qaban lahaa maalinta Khamiista ah 13/01/22.


