Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah 11 kii kursi guddiga shaaciyey Taariikhda marka aheyd 01/01/2022.
Qoraal ay soo saareen ayay ku sheegeen in doorashadda 5-ta kursi la qaban doono 19-1-2022 sida ku cad jadwalka lasoo saaray.


