Guddiga Doorashada Jubbaland Oo Shaaciyay Qabashada Doorashada Lix Kursi

0

Guddiga hirgelinta doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada lix kursi iyo jadwalkooda iyadoo doorashadana ay ka dhici doonto dhawaan magaalada Kismaayo.

Doorashada lixdan kursi ayaa dhaceysa 28-ka December, sida uu guddiga sheegay, ayada oo maanta oo ah 24-ka la billaabayo diiwaan-gelinta iyo shaacinta guddiga xulista ergada, halka musharaxiinta la diiwaan-gelinayo 27-ka.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here