Warkasoo baxay warbaahinta Dowladda ayaa lagu sheegay in howlgaladaan ay ahayeen kuwa ka dhan ah Alshabaab Ciidamaduna ay sii wadi doonan inta Al-Shabaab ay ka sarayaan Deegaanada iyo Tuulooyinka hoosyimada Gobolka Shabeellaha Hoose
Howlgaladaan ayaa waxa ay kusoo aadayaan xili saacadihii lasoo dhaafay ay Gobolka shabeelaha hoose deegaano ka tirsan ay ka dhacayeen falal amniga ka baxsan sida qarax iyo dilal Qorsheysan

