Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax abaare 12:00 duhurnimo ka dhacay Magaaladda Muqdisho.
Jugta qaraxa waxaa laga maqlay meelo kala duwan oo ka Tirsan Magaaladda Muqdisho.
Sida ay inoo sheegeen goobjoogayaal qaraxa oo dhulka ku aasnaa ayaa ahaa kuwa laga hago meelaha Fog-Fog.
Qaraxa waxa uu si gaar ah ugu dhacay Wadada Ceel-Qalow ee laamiga isku xira Isgoosyada Danwadaagaha iyo Zoobe.
Sida ay inoo sheegeen goobjoogayaasha
Qaraxa ayaa lala eegtay ciidamadda Minishiibiyada ay lacago uga qaadaan maato Bajaaj.
Inta la xaqiijiyay 3-askari oo kq Tirsanaa Ciidamadii goobta ku sugnaa ayay dhaawacyo ay soo gaareen.

