Qaramada Midoobe Oo Warkasoo Saartay Dadkii Ay Soo Raaftay Soomaaliland

0

Warbixin ka soo baxday Qaramada Midoobe ayaa waxaa  Faafaahin buuxda looga bixiyay Tirada Rasmiga ah ee dad Soomaaliland  ay kasoo raaftay Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool

Warbixinta oo si gaar ah ay usoo saartay  hay,ada Qaramada Midoobe Ee Ocha ayaa waxa lagu xusay Degmooyin ay dadkaasi ubarakaceen iyo Sameyn xaga nolosha ah iyo Xaalad Bini aadanimo ay wajahayaan

Tirada dadka sida khasabka ah looga soo barakiciyay Laas Caanood iyo agagaarkeeda hadda waxay gaartay 7,250  oo qof. 75 qofood oo ka soo barakacay magaalada Ceerigaabo ayaa u jiheystay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Baydhabo kaddib markii maamulku ay ku wargeliyeen iney magaalada isaga baxaan ugu danbeyn 21ka Oktoobar. xaalku waxa ay sheegtay in aad looga deyrinayo islamarkaasna ay jiraan arimo bini’aadamnimo ee arrintaas reebitay sameyn adag oo nololeed.

Bilowgii bishaan October ayay maamulka Soomaaliland dad farabadan oo shacb ah kasoo raafeen Magaalada Laascaanood iyagoo ku amray in si deg deg ay uga baaxaan magaalada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here