Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxa uu bogaadiyay Doorashada senetarada Gobolada Waqooyi Oo laba maalin lagu soo Gabgabeeyay
Waxaan war qad qoraal ah oo kasoo baxday guddiga lagu amaanay qaabka hufnaanta leh ee lagu qabtay doorashadaaasi iyadoo wax muran ah iyo isqabqabsi uusan dhicin



