Doorashada Kuraas Ka Mid Ah Gobolada Waqooyi Oo Maanta Ka Bilaabanaysa Muqdisho

0

Waxa maanta lagu wada in teendhada afisiyooni ee magaalada muqdisho ay ka bilaabato doorashada lix kursi oo ka mid ah kuraasta aqalka sare ee ka imaanaya gobolada waqooyi.

Guddiga Maamulaya doorasha gobolada waqooyi ayaa xalay soo saaray qoraal uu ku sheegayo in doorashada kuraastaan maanta oo arbaco ah la qabanayo

musharaxiinta aqalka sare ee gobolada waqooyi ayaa waxa dooranayo ergo lasoo kuwaasi oo shalay dhageystay khudbad jeedinta musharaxiinta

waxaana maanta laga sugayaa cida codka lasiiyo ee kusoo baxda lixdaan kursi

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here