Dad shacab ah ayaa maanta waxa ay banaanbaxyo xoogan ka dhigeen xaafdo ku yaal agaga isgooska Ex koontrool afgooye ee magaada muqdisho
Dadkaan banan baxadhigayay ayaa waxa ay yihiin dad dan yar ah oo ku nool kaamaka kuyaal duleedka magaalada mudisho
Waxaana ay ka cabanayaan ciidamo farabadan ka tirsan kuwa asluubta dowladda oo doonaya in ay guryahooda ka barakiciyaan
Mid ka mid ah maamooyinka dad dan yarta ah ee banan baxa dhiyay oo ha hadashay idacaada simba yaa waxa ay sheegtay in dad doonaya in ay ka faiideystaan xili kala guur ay rabaan in ay bka barakicyaan guryahooda ku yaal ex koontrool afgooye
Waxaana ay sheegtay in ciidamada ay yihiin kuwa ay soo amreen masuuliyiin ka tirsan mamaulka gobolka banaadir oo doonaya in ay dhulkaasi kabara kiciyaan
Dhanakle maamada oo sii hadlaysay ayaa waxa ay ka dalbatay madaxada dowladda faderaalka soomaaliya sida madaxweynaha iyo raiisul wasaaraha ay wax ka qabtaan dadkaan doonaya in ay dhacaan dadkaasi danyarta ah

