Iyadoo wali ayaa taagan tahay xiisada ka dhalatay kiiska ikraan tahaliil faarax ayaa waxa sii kordhaya siyaasiyiinta si aad ah ugu dhaliilsan in gabdhaaasi aan wali cadaalad loo helin
Waxaana inta badan madaxweynaha dalka lagu eedeeynayaa in doonayo in si hoos uu ku xalyo kiiska ikraan
Taliye ku xiugeenkii hore ee ciidanka Ismaciil daahir cusman oo la hadlay idaacada simba ayaa waxa uu ka hadlay khilaafka xoogan ee ka dhaxtaagan raiisil wsaare roobole iyo madaxweyne farmaajo iyo jahwareerka ka dhahsya kiiska ikraan tahaliil
Waxaana uu sheegay in madaxweynaha dalka uu ku dhaqmayo wax sharci daro ah oo uu ku duugayo kiiskaan
Taliyaha ayaa carabka ku dhuftay in kiiska uu xiligaan yahay mid yaal maxkamada ayna shircidaro tahay in guddi loo magacaabo
Taliye ismaaciil ayaa ugu dambeyn xusay in loo baahanyahay in ikraan ay cadaalad hesho madaxweyne farmaajana uu joojiyo si fooyinka sharcida rada ah ee uu ku dhaqmayo

