Golaha Midowga Musharraxiinta wuxuu u arkaa go’aannada uu soo saaray madaxweynaha mudda xileedkuusu dhamaaday in ay yihiin kuwa lagu carqaladeynaayo dadaalada Ra’iisalwasaare Maxamed Xuseen Rooble ee ku aaddan in baaritaan daah furan iyo Caddaalad la marsiiyo kiiska Ikraan Tahliil, sidoo kalena lagu xagal daacinayo doorashooyin daahfuran waqtigoodana ku dhaca.
Halkaan Hoose ka Akhriso


