Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor,imaad xoogan oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada deyniile ee gobolka banaadir
iska hor,imaadlkaan ayaa waxa uu dhaxmaray ciidamo ka tirsan dowladda iyo dabley hubeysan
Dadka deegaanka ayaa idaacada simba u sheegay inmar qura ay ka war heleen dhaqa rasas xoogan tasi oo udheysay ciidanka dowladda iyo rag hubeysan
Waxaana ay sheegeen in aysan xaqiijin karin qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaani
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda ay iska caabiyeen dableeyda oo ay ugu dambeyn goobta kooxda hubeysan ee rasaaseynta dhexmartay ciidanka dowladda
majirto wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga dowladda oo looga hadalayo israsaaseynta dhacay xalay degmada deyniile

