Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Khilaafka isaga Iyo Madaxweyne Farmaajo

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble  ayaa waxa uu kahadlay arin muddoyinkii dambe aad loo hadalhayay oo ku saabsan Khilaafka soo kala dhaxgalay Madaxweynaha dalka iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ,Waxaana uu sheegay in wax dhibaato ama dagaal ah uusan oo madaxda dalku ay heshiistahay

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxa uu sheegay in Madaxweynaha iyo isagu uu waajib ka saaranyahay qarankaan islamarkaasna haatan uusan jirin sabab laisku khilaafo

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ayaa warqadihii iska soo horjeeday ee ay isdhaafsadeen Madaxweynaha iyo sagu waxa uu ku macneyay in ay ahaayeen  kaliya gudashada waajibaad saarnaa labada dhinac

Waxaana uu cadeeyay in Ra’iisul wasaaraha iyo madaxweynahu ay diyaar u yihiin in dalka ay ka qabtaan doorasho islamarkaasna waxa uu xusay in Doorashada ay ku dhici karto kaliya wada shaqeynta madaxda

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa cadeyay in isku dhac uu jiray balse laga heshiiyay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here