Liiska Musharaxiinta Iyo Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Ee Galmudug Oo Lasoo Saaray

0

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye (QOOR QOOR) oo soo saaray liiska 6ka mid ah Musharixiinta u tartami doona golaha aqalka sare ee BFS.

Sidoo kale Guddiga Doorashada DG Galmudug, ayaa Shaaciyay Jadwalka Doorashada Ee Aqalka Sare Galmudug.

2 Kursi ayaa dib loo dhigay oo aan wali la magacaabin, kuwaasoo ay horay u fadhiyaan C/qaybdiid iyo C/waaxid Goonjeex, Balse Madaxwayne Qoorqoor ayaa laga sugayaa inuu dib ka shaaciyadda Magacyadda Tartamayaasha Kuraastaas.

Waxaana sida ku cad Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Ee Galmudug la qaban doonaa Doorashada maalinta Bari oo khamiis ah 12 bisha ogosto

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here