In ka Badan Shan Qof Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Gobolka Mudug

0

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya Qarmiino oo maantay ka dhacay deegaanka bacaadweyne ee gobolka mudug

arkasoo baxay Dowladda ayaa waxa lagu sheegay in qaraxaan uu ahaa mid ay aaseen dagaalamayaasha alshabaab islamarkaasna uu qarxay dad shacab ah

6 ruux oo shacab ah oo caruur ku jirto ayaa ku dhimatay Qarax miino oo argagixisadu ku aastay deegaan hoostaga magaalada Bacaadweyne ee gobolka Mudug Ayaa lagu yiri warka qoraalka ah ee kasoo baxay Dowladda

Deegaanka bacaadweyne ee gobolka mudug ayaa maalmihii dambe waxa kasoconayay howlgalo iyo dagaalo udhexeya ciidamada Dowladda iyo alshabaab iyadoona dhowr jeer ay deegaanka ay ka dhaceen dagaalo lagu kala qabsaday Deegaanka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here