Raiisul wasaare maxamed xuseen rooble ayaa bayaan uu soo saaray waxa uu iskugu yeeray maanta in ay xafiiskiisa yimadaan guddiga doorshooyinka gobolada waqooyi oo mudooyinkii dambe ee xailintooda ku jiray
War Qoraal ah oo kasoo baxday xafiiska raiisul wasaraha ayaa waxa lagu sheegay in kulan muhiim ah uu ka dhacayo xafiiska raiisul wasaraha islamarkaasna kulankaan loogu yeeray guddiyada gobolada waqooyi ee dhanka doorshada kuwaasi oo ay kala hogaaminayaan cabdixaashi cabdulaahi iyo mahdi maxamed guuleed
Halkaan Hoose ka Aqriso Bayaanka


