Xildhibaan Katirsan Maamulka jubbaland Oo Ku Geeriyooday Magaalada Kismaayo

0

Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed, bulshada Jubaland qoyskii iyo saxiibadii uu ka baxay iyo golaha baarlamaanka Jubaland waxaan uga tacsiyaynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee xildhibaan Maxamad Ibrahim Cali oo xalay ku geeriyooday Magaalada Kismaayo ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha jubbaland axmed madoobe.

Dhankale Guddoomiyaha Golaha wakiilada Jubbaland mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaanna kuwa reer Jubbaland uga tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Yare oo caawa ku geeriyooday magaalada Kismaayo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here