Maamulka Hirshabeele Oo Digniin Culus Udiray Hay,adaha Sida Qarsoodig ah Ugu Howlgala Deegaanada Hirshabeele

0

Wasiirka Beeraha maamulka hirshabeele Oo Booqasho kadis ah ku tagay deegaano ka tirsan degmada jowhar ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ka dhashay roboobka iyo fatahaada isagoo dhankaleku dhawaaqay  amaro culus oo uu duldhigay beeraleeyda deegaanada hirshabeele

Maxamed Cumar Ceymooy Wasiirka beeraha hirshabeele   oo ka mid ahaa xubno wasiira ah oo booday tuulooyin hoostaga degmada jowhar ayaa waxa uu si kulul uga hadlay hay,ado ajaaniib ah oo si qarsoodi ah uga shaqeya deegaanada hirshabeele kuwaasi oo uu sheegay in aysan ka warheyn maamulku islamarkaasna aan la ogeyn howlaha ay qabanayaan taasina ay dhici karto in si qaldan looga faaisdeysto

wasiir ceemooy ayaa dagniin culus u diray hay,adahaasi isagoo sheegay in ay wixii hatan ka dambeeya ay talaabo adag ka qaadi doonan hay,ada si qarsoodida ah ula shaqeynaya beeraleyda degmada howhar iyo deegaanada kale ee hoosyimada deegaanad hirshabeele

Warsiirka beeraha maamulka hirshabeele ayaa dhankale ugu baaqay  dowladda faderaalhay,hay,adaha caalamaiga ah iyo ganacsatadu in ay usoo gurmadaan tuulada baarey oo ay saameyn weyn ku yeeshey fataahada wabiga shabeele islamrkaasna dhamaantooda ay biyo fariisteen

waxaana uu sheegay in loo baahanyahay in dadka wada gargaarku ay ila gaar ah ku eegaan tuulada baarey oo xaalada dhanka noloshu aad ugu adagtahay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here