Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax khasaare Geeystay oo ka dhacay suuqa bakaaaraha gaar ahaana halka laga raro baabuurta ka baxda buusteejada xarar dheere
Inta badan degmoooyinka gobolka banaadir ayaa laga maqlay jubta qaraxa maanta ka facay
Qaraxaan oo waxa uu ahaa lagu kala duwanaaday ayaa waxa la shegay in uu ahaa qarax miino oo la dhigay luuq yar oo udhexya baqaaro kuyalay halkaasi
Inta la xaqiijiyay hal qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay qaraxaani
Qaraxa kadib goobta uu qaraxu ka dhacay waxaa isku gadaamay ciidamo ka tirsan dowladda iyagoona xiray wadooyinka soo gala goobtaasi qaraxu ka dhacay

