Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Muqdisho Soo Gaaray

0

Madaxweynaha Koonfur galbeed iyo wafdi balaaran oo hogaaminayo ayaa waxa goordhaw ay soo gaareen magaalada muqdisho ee caasimada dalka

Masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda federaalka ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdi casiis Lafta-gareen

Madaxweyne lafta gareen ayaa ka mid ah madaxweynayaasha maamul goboleedyada ka qeyb galaya shirka maanta la filayo in uu ka furmo muqdisho oo looga hadlayo arimo kusaabsan doorashooyinka dalka ee cakiran

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here