Ciidamada Maamulka Galmudug oo la Wareegay Deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug

0

Wararka ka imaanaya deeganka Camaara ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Maamulka Galmudug ay la wareegeen deegankaas kadib dagaal ay la galeeen ciidamada al-shabaab oo ku sugnaa Maalmihii dambe

Dad ku sugan deeganka Camaara ee Gobolka Mudug ayaa Radio simba u sheegay in subaxnimadii saakay uu deegaankaas ka dhacay dagaal xoogan oo dhaxmaray ciidamada Daraawishta Maamulka Galmudug iyo ciidamada al-shabaab oo dhawaan la wareegay deeganka Camaara ee Gobolka mudug

dhanka kale Wali wax war ah kama soo bixin Maamulka Galmudug ay kaga Hadlayaan la wareegitaanka deeganka camaara ee gobolka  Mudug oo al-shabaab ay ku sugnaayeen

Wixii kusoo Kordha simbanews.com kala soco 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here