Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaaraynasaa qaraxyada argagixisada ee galaaftay ardayda aan waxba galabsan ee ka dhacay Caasimadda Kaabul ee Dalka Afgaanistaan.
Waxa aannu garab taagannahay, murugadana la qaybsanaynaa shacabka iyo Dowladda Afgaanistaan.
Mahan markii ugu horeysan oo ay soomaaliya garab istaagto dowladdo ka tirsan caalamka waxaana dhowr jeer ay taageertay dowladdo carbeed iyo kuwo afrikaan ah kuwaasi oo ay musiibooyin ku habsadeen ama dhibaato ku dhacday

