Xaaladihii Ugu Danbeysay Ee Xanuunka COVID-19 ee Dalka Oo La shaaciyay .

0

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan Dalka (904)

Waxaana helay in ku dhaw (70) qof

Maamulka Somaliland waxaa laga helay (39) qof

maamul goboleedka Puntland ayaa (17) qof oo qaba xanuunka.

halka maamulka Jubbaland laga helay (7)ruux oo qaba xanuunka Covid-19.

Gobolka Banadir ayaa isnaa laga helay ilaa (5)ruux halka

maamul goboleedka Konfurgalbeed (2) ruux.

Tirada Lab qaba ayaa gaaraysa (47) ruux,halka Dhedig ay gaarayaan  (23)ruux.

Dhimashada ,24kii saac ee ugu danbeyay ayaa ah (8)ruux.

Dhanka maamulka Somliland (7) ruux ayaa ku dhimatay,halka gobolka Banaadir u ku dhintay (1) ruux

Dadka kasoo bogsaday (41) ruux,tirada Guud ee Laga Helay (11,978)

tirada guud ee dal koodhan ka soo Bogsashada xanuunka ayaa gaaraysa (5,058)

Dhimashada guudan wxaay ku gaaraysa (576) ruux.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here