warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal toos ah oo maanta ka bilowday dhulka dowlad deegaanka soomaalida ethobiya dagaalkaasi oo dhexeya soomaaliyada canfarta
wararka ayaa sheegay in dagaalku uu ka bilowday gobolka city deegaan ka tirsan oo ay kusugnaayeen ciidamada dowlad deegaanka somalida
waxaana la sheegay in dagaalku uu yimid ka dib markii maleeshiyo canfar ah ay dagaal kusoo qaaday deegaanada soomaaliyada
qasaare kala duwan oo iskugu jirta dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaan in dagaalkaani uu kadhshay
sida ay dad goobjoogayaal ah inoo xaqiijiyeen waxa dagaalka ku dhintay ilaa iyo laba ruux halka tiro intaasi kadabada ay ku dhaawacmeen islamarkaasna ay 5 qof oo iskugu jira labada dhinac ay ku dhaawacmeen
dagaalka oo wali socda ogeed sirasmi ah looma xaqiijinkaro qasaaraha dhabta aha waxaana lasheegay in marba marka ka dambeysa uu sii kordhayo
ma ahamarkii ugu horesay oo soomaalida iyo canfarta uu dagaalku dhaxmaro deegaanada ay soomaalidu dagto
maalin ka hor ayay aheyd markii dagaal xoogan uu sidaan oo kale udhexmaray dad shacab ah oo soomaalida ah iyo xubno ka tirsan jabhada canfarta oo iyagu dagaalkaasi la sheegay in ay soo qaadeen

