Dowladda faderaalka soomaalya ayaa war qoraal ah kasoo saartay dagaal u dhexeyay ciidamada dowladda iyo al-shabaab oo ka dhacay deegaanka bariire iyo degmada awdheegle ee gobolka shabeelaha hoose
Dowlada warkasoo baxay ayaa waxa lagu sheegay in dagaal al-shabaab ay feejignaayeen islamarkaasna qasaare gaarsiiyeen al-shabaab
waxaana lagu sheegay warka dowladda in gordhaw ay soo bandhigi doonan meydad farabadan oo ay ka dileen al-shabaab
” Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo markasta kafeejigan dhagarta cadawga waxeey hortageen weeraro Al-Shabaab isku dayeen inay kusoo qaadaan degmada Awdheegle iyo degaanka Bariire ee Gobolka shabeelaha hoose gaadiid waxyaabaha qarxa ay kasoo Buuxiyeen ayay Ciidanka xoogga kaga hortageen magaalooyinka banaankooda
Al-Shabaab waxaa halkaasi lagu gaarsiiyay qasaare xoogan meeydad badan ayay ka carareen. Faah faahin dheeraad ah goordhow kala soco snaradio.so”
Al-shabaab ayaa horay saakay guulo ugu sheegtay dagaalka oo ilaa iyo hada wararku ay sheegayaan in uu kasocdo

