Al-shabaab Oo Sheegtay Masuuliyada Weerar Lagu Laayay Ciidamada Amisom

0

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay  lagu qaaday ciidamada oo ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Sh/dhexe.

wararka ayaa sheegaya in weerarkaan lagu dilay askar katirsanaa ciidamada amisom ,Waxaana la sheegay in  uu weerarka uu ka dhashay qasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac

Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerarka lala beegsaday ciidamada amisom ee ka dhacay gobolka shabeelaha dhexe
wararka al-shabaab ay ku baahiyaan barahooda in tarneetka ayaa waxa ay ku sheegeen  in ugu yaraan 1 askari oo Burundin ah ay ku dileen weerarka halka 2 kalae ay sheegeen in ay dhaaweceen .
 Al Shabaab ayaa sheegay in dhowr jiho ay ka weerareen  saldhigyada ciidamada amisom ee degmada Mahadaay iyo deegaanka Miirtaqwo ee gobolka shabeelaha dhexe .

mar jirto  wax war ah kasoo baxay taliska ciidamada  AMISOM oo ku saabsan weeraradan khasaaraha dhaliyay ee ciidamadooda lagula beegsaday G/Sh/dhexe.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here